WARARKA

AL Shabaab oo Sheegtay Qarax Muqdisho ka Dhacay iyo Qasaaraha

Khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ayaa ka dhashay qarax gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa loo adeegsaday oo Maanta ka dhacay meel u dhow...

Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka oo Diiday Natiijada Shirkii Nairobi

Waxaa isa soo tarayo Xildhibaanada katirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka kuwaas oo diidan natiijada ka soo baxday shirkii magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya...

Dag Dag Qarax Xoogan oo Muqdisho ka Dhacay

Goordhow ayaa waxaa qarax xoogan oo jugtiisa laga maqlay degmooyinka Gobolkan Banaadir waxa uu ka dhacay agagaarka Maqaayadaha Dalsan oo ku taalla inta u...

Dibadbax Looga soo Horjeedo Tacadiyada Ciidanka Dowladda oo Muqdisho Ka Dhacay

Dadkan careysan ayaa waxaa ay banaanbax ka dhigayaan Isgoyska Sanca ee Magalada Muqdisho,waxana ay xireen Isgoyska, iyaga oo u diidaya inay isticmaalaan Gaadiidka moocyadiisa...

Dag Dag Madaxweyne Farmaajo oo Kenya u Safray

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Abiy Axmed ayaa goor dhaw u duulay Nairobi si dib loogu...

Kulanka Madaxweyne Farmaajo iyo Raiisul-Wasaare Abih Ahmed

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Maanta booqasho ku tagay dalka Itoobiya ayaa kulan waxa uu la qaatay Ra’iisul Wasaaraha dalkaas Abiy Axmed. Kulanka ayaa...

Farmaajo iyo Fahad Yasiin Waxa ay u Dacwoodeen Itoobiya

C/raxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka hadlay wararka sheegaya in maanta uu safar u yahay dalka Itoobiya Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo. CC Warsame ayaa...

Madaxwyne Farmaajo oo Booqday Dhaawaxyadii Weerarkii Muqdisho

  Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxa uu aroornimadii hore ee saakay ku booqday Isbitaal Madiina dhaawacyadii kusoo waxyeeloobay weerarkii Khamiistii ee soo gaaray ilaa...

Rag Sheegtay in ay Dadka Dili jireen oo Gacanta lagu soo...

  Maamulka degmada Wadajir iyo taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa Saldhiga demadaas waxa ay kusoo bandhigeen Saddex Rag ah oo la sheegay inay Al-Shabaab u qaabilsanaayeen...

Galmudug oo Cambaaraysay Ciidanka Dowladda oo La Wareegay Madaxtooyadii Galmudug

Agaasimaha Madaxtooyada Galmudug Maxamed Cabdi Aadan oo Saxaafadda kula hadlayay Gaalkacyo ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in Ciidamada NISA iyo kuwa Danab ay...

Dag Dag: Madaafiic Lagu Garaacay Madaxtooyada Soomaaliya

  Wararka ayaa sheegaya in Madaxtooyadda Soomaaliya lagu weeraray tiro mashaariic ah oo aan la ogayn halka laga soo tuuray Warar hoose oo aan helnay ayaa...

5 Ruux oo Kufsi ka Gaystay Gaalkacyo oo Dil Lagu Xakumay

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Gobolka Nugaal, ayaa xukun dil toogasho ah ku riday Shan ruux oo lagu eedeeyay Kufsi wadareed inay ka gaysteen Magaalada...

Xildhibaan Jindi “Dowladda Farmaajo Waa Fashilantay”

Xildhibaan Cabdirsaaq Jindi, oo ka tirsan Xubnaha Golaha Shacabka, ayaa ku dhaliilay Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, iyo xukumaddiisa iney doonayaan in, sida uu...

RW Khayre oo Sheegay in ay Ka Jawaabayan Weerarkii Al Shabaab...

Ra,iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo shacabka Soomaaliyeed kala hadlay Warbaahinta dowladda ayaa ka hadlay Qaraxyaddii iyo Weeraradii ka dhacay Magaalada Muqdisho...

Madaxweynihii Hore Xasan Sheekh oo Fariin u Diray Al Shabaab

Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa uu si kulul uga hadlay weerarkii qaraxa ku bilaawday ee xalay ka dhacay Magalada Muqdisho. Isaga...

Dowladda Soomaaliya oo ka Hadashay Weerarkii Muqdisho

  Wasiirka warfaafinta Soomaaliya, Daahir Maxamuud Geelle ayaa sheegay in ay la wadaagayaan Shacabka Soomaaliyeed weerarkii bahalnimada ahaa ee ay Argagixisadu ku qaadeen Dad Soomaaliyeed...

Dowladda Soomaaliya oo Lagu eedeeyay Fashil Amniga ah

Siyaasiga Cabdi Barre Jibriil ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ugu baaqay in xilalka laga qaado Mas’uuliyiinta Hay’addaha Ammaanka ee dowladda Soomaaliya waxa uuna...

Ciidanka Dowladda Soomaaliya oo Wali ku Mashquulsan Weerarkii Maka Almukarama

  Ciidamada amaanka Soomaaliya ayaa ku howlan soo afjarida ratg hubeysan oo la sheegay inay ku jiraan Gudaha dhismo ku yaalla agagaarka hotelka Maka-Almukarama ee...

Qarax Xoogan oo Weerar Wata Ayaa Caawa ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

Gaari waxyaabaha qarax laga soo buuxiyay lagu weeraray nawaaxiga Maqaayadda Hilaac UK oo ku dhegan Hotel Maka Al-Mukarama, iyadoo la maqlay rasaas culus. Wararka ayaa...

Ciidanka Amisom oo Baneeyay Mid ka Mid ah Fariisimahoodii ugu Waynaa...

Ciidamada AMISOM Burundi ee howlgalka u jooga Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay bilaabeen inay ka baxaan Kulliyadda Jaalle Siyaad oo ku taalla jidka Warshadaha...

Xildhibaan Xidig oo Ka Mid ah Musharaxiinta Jubaland ayaa ka Digay...

  Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig oo katirsan Xubnaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka soo horjeestay qaar kamid ah qodobadii Shalay ka soo baxay...

Maamulka Jubaland oo Amar Adag Dul Dhigay Musharaxiinta u Taagan Xilka...

  kulan ay Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ku yeesheen Golaha Amniga dowlad goboleedka Jubbaland, ayaa waxa ay ka soo saareen amaro la...

Madaxweynaha Puntland oo Ka Hadlay Cida lagu Tuhmayo Kufsi iyo Dil...

Madaxweynaha Puntland ayaa si kulul uga hadlay dhacdo naxdin leh oo ka dhacday Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, kaasoo loo geystay gabar yar...

Madaxweyne Xaaf oo Galinsoor Jooga iyo Kulamo uu Laqaatay

  Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf oo safar dhulka ah maanta uga ambabaxay Magaalada Gaalkacyo ayaa gaaray Magaalada Galinsoor ee Gobolka Galgaduud Madaxweynaha ayaa inta...

Madaxweyne Farmaajo oo Safarkii 3aad Todobaad Gudihii ku Tagaya Qatar

  Wakaalada wararka ee Qatar ayaa sheegtay in Madaxweyne Farmaajo iyo Amiirka Qatar ay ka wada hadli doonaan xoojinta xiriirka labada dal iyo iskaashiga ka...

Madaxweyne Farmaajo oo Dalka ku soo Laabtay

  Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib ka qayb-galkiisii Shir Madaxeedka dalalka Jaamacadda Carabta iyo Midowga Yurub oo maanta lagu...

Khasaaro Ka Dhashay Duqaymo Ka Dhacay Hiiraan

Taliyaha Guutada 5aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Faarax Cali Waasuge ayaa sheegay in duqeynta ay ka dhacday deegaanada Oratan, Masaara-jibista dhirimaadle,afar-irdood iyo deegaano...

Ku Dhawaad 7 Ruux ayaa Lagu Dilay Degaanka Xaawo Cabdi ee...

Wararka inaga soo gaaraya deegaanka Xaawo Cabdi ee Gobolka Shabellaha hoose ayaa waxaa ay ku waramayaan in Barqanimadii Maanta koox hubeysan ay weerar ku...

Xildhibaan Boqore oo Maanta Lagu Aasay Mudisho

  Allaha u naxariistee, Marxuum Cismaan Cilmi Boqorre waxaa maanta “Aas Qaran” loogu sameeyey Muqdisho, qabuure ku yaala Isbitaalka Madiina. Aaskiisa waxaa ka qeybgalay madax,...

Duqaymo Cirka ah oo Xalay ka dhacday Gobalka Shabeellaha Hoose

  Warar lagu kalsoonaan karo ayaa waxa ay u sheegeen in diyaaradaha ay xalay duqeeyeen Saldhigyo Al-Shabaab ku leeyihiin deegaanada Owdheegle,Janeele iyo Kuunya-Barrow oo dhamaantood...

Booliska Soomaaliya oo Sheegay in ay Hayaan Qaar ka Mid ah...

  Jenaraal C/llaahi Xasan Bariise oo ah Taliyaha Hoggaanka Canshuuraha ee Ciidanka Booliska oo magaalada Muqdisho kula hadlay warbaahinta ayaa sheegay iney sameeyeen howlgal lagu...

Madaxweynaha Puntland oo Dowladda Ku Dhaliilay Qaybinta Saanada Caamaliga ah...

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulahi Deni iyo ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan ayaa maanta booqday xerada ugu weyn ee ciidanka daraawiishta, halkaas oo madaxweynuhu khudbad...

Xildhibaan Boqore oo Muqdisho Lagu Dilay iyo Dowladda oo Ka Hadashay

Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa goor dhow lagu dilay degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir . Dilka Xildhibaanka ayaa...

Mid ka mid ah Xabsiyada ugu Wayn Afrika ayaa lagu Wadaa...

  Madaxda ugu sareysa dalka ayaa lagu waddaa in ay  furaan mid ka mid ah Xabsiyadda ugu weyn Qaaradda Afrika, kaasoo laga dhisay Magaalada Muqdisho. Dhismaha...

Ciidankii Ugu Horeeyay ee Ka socda Burundi oo laga Saaray...

  200  askari oo ka tirsan ciidanka Burundi ayaa laga qaaday magaalada Muqdisho si dalkooda loogu celiyo, taasoo bilow u ah qorshaha 1,000 askari ee...

Sadax Sargaal oo Looxiray Dacadi ay kula Kaceen Saxafiyiinta

Taliyaha Ururka 60-aad Wasiirka ayaa u sheegay Warfaafinta Soomaaliya, Mudane Daahir Maxamuud Geelle Saddex Sarkaal ay u xiran yihiin tacaddiyadii loo geystay wariyeyaal Soomaaliyeed. Falkaan...

Kenya oo Khilaafka Soomaaliya uga Hadashay si Adag Markale

Dowladda Kenya ayaa goor dhow shaacisay in aysan marna taako dhulkeed ka mid ah in aysan ka tanaasuli doonin , islamarkaana goobta lagu muransan...

Dagaal Diyaarado Ka Qayb Qaateen oo ka Dhacaya Duleedka Afgooye

Qasaaro ayaa ka dhashay weerar cir iyo dhul ah oo xalay Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya iyo Ciidamo Mareykan ah ku qaadeen deegaanka Balad Amiin ee...

Dowladda Soomaaliya oo Soo Dhawaysay Dhex Dhexaadinta Itoobiya ee Somaliya iyo...

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in ay soo dhawaynayaan in Somaliland ay aqbasho isku soo dhawaasha Soomaaliya iyo Somaliland "DFS waxay bogaadineysaa sida Madaxweynaha Maamulka...

Raiisul-Wasaare Itoobiya iyo Madaxweynaha Somaliland oo Wada Kulmay

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi uu hoggaaminayay oo maanta booqasho ku...

LATEST NEWS

Close