Golaha Iskaashiga dawlad goboleeyada ayaa mar kale soo saaray warsaxaafadeed ay kaga hadlayaan Mawqif ka Dawlad goboleedka Hirshabelle, iyagoo sheegay in Mawqifkaasi aanu waxba ka badali doonin go’aankii dawlad goboleedyadu ku hakiyeen xiriirkii Dawladda Soomaaliya.

Warsaxaafadeed ayaa lagu sheegay in Go’aankaasi uu ahaa mid guud oo la xiriira aragtida dawlad goboleedyadu ka qabeen arrimaha cakiran ee u dhaxeeya Dawladda Dhexe iyo tan dawlad Goboleeyada.

Warsaxaafadeed ayaa u qornaa sida hoos ku xusan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here