BAYDHABO (SOMNEW.NET)- Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa Magalada Baydhabo uga qayb galay Aas Qaran oo loo sameeyay Allaha u naxariistee Marxuumad Maama Haajira Cali Aadan Oo ah Hooyadda dhashay gudoomiyaha golaha shacabka mudane Mohamed Mursal Sheikh C/raxmaan.

HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA.

SOMNEW.NET 

Xafiiska Baydhabo

Info@Somnew.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here