Gaari waxyaabaha qarax laga soo buuxiyay lagu weeraray nawaaxiga Maqaayadda Hilaac UK oo ku dhegan Hotel Maka Al-Mukarama, iyadoo la maqlay rasaas culus.

Wararka ayaa sheegay in Qaraxa uu waxyeelo u geystay dhismayaal ku yaalla Hotelka maka almukarama iyo goobo ganacsi.

Ma cadda illaa iyo hada khasaaraha rasmiga ee qaraxa, inkastoo xilli habeen ay tahay, ayna dhici karto khasaare dhimasho iyo dhaawac inuu sababo qaraxa, maadaama goobta ay tahay meel aad u mashquul badan, ganacsigana ku xooggan yahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here