Calanka dalka Soomaaliya ayaa lagu xardhay xalka uu ka dhacayo shirka madaxda maamul goboleedyada dalka Soomaaliya ee magaalada Kismaayo.

Waxaa gabi ahaanba la dajiyay astaanta Jubbaland iyo astaamaha maamul goboleedyada, waxaana gudaha sidoo kale lagu xardhay calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya.

Amaanka goobta shirka uu ka dhacayo ayaa aad loo adkeeyay, lamana ogalaha meelaha qaar inay dadka adeegsadaan.

Ciidamo badan ayaa la dhigay xarunta shirka iyo hareeraha goobta shirka uu ka dhacayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here