Isku Aadka Tartanka Horyaalka Yurub Champions League 2018/2019 ayaa goor dhow la sameeyay iyadoo ay kooxo adag ay isku aadeen.

Gurubyada ugu adadag ayaa waxaa ka mid ah guruubka H oo ay ku wada jiraan Valencia, Manchester United, Juventus iyo Young Boys.

Sidoo kale waxa fooda is dari doona kooxo waaweyn sida kooxda Liverpool,PSG iyo Napoli.

Halkan hoose ka aqriso sida ay kooxaha isugu soo  beegmeen

 Group A:

Atletico Madrid

Borussia Dortmund

Monaco

Club Brugge

Group B:

Barcelona

Tottenham

PSV

Inter Milan

Group C:

Paris Saint Germain.

Napoli

Liverpool

Red Star Belgrade

Group D:

Lokomotiv Moscow

Porto

Schalke

Galatasaray

Group E:

Bayern Munich

Benfica

Ajax

AEK Athens

Group F:

Manchester City

Shakhtar Donetsk

Lyon

Hoffenheim

Group G:

Real Madrid

Roma

CSKA Moscow

Viktoria Plzen

Group H:

Juventus

Manchester United

Valencia

Young Boys

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here