Hooyadda Dhashay Cabdi Maxamuud Cumar Madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida Diid Mahad Colow, ayaa fariin muhiim ah u dirtay dhamaan ummadda Soomaaliyeed.

Hooyadda Dhashay ayaa codsi u dirtay dhamaan shacabka Soomaaliyeed iyo ra’iisul wasaaraha Ethiopia inay ka shaqeeyaan sii deynta Cabdi Maxamuud Cumar.

Waxay sheegtay in Cabdi Maxamuud Cumar uu xanuunsanayo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here