Taliyaha Hogaanka howlaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed General Axmed oo la hadlay Talefeshionka Somali cable ayaa ka hadlay wareejintii ciidanka booliska soomaaliyeed lagu wareejiyay Tuulada Ciyaaraha Soomaaliya oo ay horay u daganaayeen ciidamada midowga afrika ee amsom Taliya ayaa sheegay in Taliskii Daraawiishta ee barisamaadkii dib loo yagleeli doono isla markaasina lagu aas-aasi doono Stadium Muqdisho oo ay ka howl-gali doonaan.

Hoos ka Daawo Muuqaalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here