Dowladda Federalka ah ee Soomaaliya ayaa wadda dadaal ku aadan sidii loola xisaabtami lahaa hay’adaha caalamiga ah ee mashaariicda ka fuliya Soomaaliya balse deggan dalka dibaddiisa.

Dowladda ayaa u qabatay hay’adahan inay xafiisyadooda u soo raraan magaalada Muqdisho muddada ka dhiman sanadkan, haddii ay sidaasi yeeli waayaanna ay kala noqoneyso ruqsadda ay uga shaqeeyaan Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here