8da fiidnimo saacadda Muqdisho, kala soco talefishinka Somali Cable Barnaamijka Falanqaynta Siyaasadda, Mawduuca Barnamaijku waa” KHilaafka Mamaul goboleedyada iyo Dawladda Dhexe maxaa sal u ah?, mise qabsoomi karaa Shirka Amniga ee uu Madaxwaynuhu ku baaqay mar hadii ay qaar ka mid ah madaxda maamul goboleedyadu ay qaadaceen ka qaybgalka Shirkaasi?.

Su’aalihiina la xiriira arrimaha khilaafka Dawlad goboleedyada iyo Dawladda Dhexe halkaan inoogu soo gudbiya, si aan ugu gudbino daawadayaasha Talefishinka ee ku noolaha dafaha caalamka.

Somnew.net.

Wararka Maanta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here