Guddoomiyihii degmada Xamar weyne ayaa xabsiga la dhigay, kadib markii uu runta ka sheegay heerka Musuq maasuq ee ka jira dalka Somaaliya.

Cumar Shariif Maye (Cumar Jeeg, guddoomiyaha Xamar weyne ayaa la xiray, waxaana codka sirta ah laga duubay xili uu dad kula kulmayay degmada.

Wuxuu ka sheekeeyay dhibaatada ka jirta degmada iyo arimo kale.

Hoos ka dhageyso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here