MUQDISHO (SOMNEW.NET)- Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliyana waxaa ka dhacay maanteyto qarax xoogan oo lala beegsaday Xarunta Degmada Howlwadaag ee gobalka banaadir Jugta qaraxa oo laga maqlay inta badan degmooyinka gobalka banaadir ayaa geeystay qasaaro dhimasho iyo dhaawacba leh lama oga qasaaraha rasmiga ah ee uu geystay qaraxaasi waxii ku soo kordha waxaad ku daawan doontaan wararkeena iyo barnaamijyadeena danbe hadii ALLAH awooda leh laga helo.

SOMNEW.NET 

Xafiiska Muqdisho

Info@Somnew.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here