Goordhow ayaa waxaa qarax xoogan oo jugtiisa laga maqlay degmooyinka Gobolkan Banaadir waxa uu ka dhacay agagaarka Maqaayadaha Dalsan oo ku taalla inta u dhaxeysa Taalada Xaawa Taako iyo Godka Jilacow.

Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa la sheegay in uu halkaasi ku qarxay,waxana qaraxa kadib la maqlay rasaas xoogan.

Ciidanka Dowladda Soomaaliya iyo saraakiisha gurmadka dag daga ah ee Caafimaadka ayaa goobta ku sugan hada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here