Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Abiy Axmed ayaa goor dhaw u duulay Nairobi si dib loogu soo celiyo, loona xoojiyo xiriirka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya.

Dowladda Soomaaliya ayaa aqbashay in wadahadal uu dhexmaro Soomaaliya iyo Kenya , kaasoo ku saleysan Muranka Badda ee ka dhex taagan labadda dal.

Madaxweynaha Kenya ayaa maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa Magaalada Addis Ababa, waxaana uu ra’iisul Wasaaraha Itoobiyo kala hadlay Khilaafka kala dhaxeeya Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here