Wararka ayaa sheegaya in Madaxtooyadda Soomaaliya lagu weeraray tiro mashaariic ah oo aan la ogayn halka laga soo tuuray

Warar hoose oo aan helnay ayaa sheegaya in dhamaan Hoobiyayaashi lasoo Tuuray ay ku dhaceen Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya.

Ilaa hadda majiro cid xaqiinjin karta qasaaraha ka dhashay weerarkaasi madaafiicda ah ee lagu qaaday Madaxtooyada Qaranka Soomaaliya.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here