Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Abiy Axmed ayaa goor dhaw u duulay Nairobi si dib loogu soo celiyo, loona xoojiyo xiriirka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya. Dowladda Soomaaliya ayaa aqbashay in wadahadal...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Maanta booqasho ku tagay dalka Itoobiya ayaa kulan waxa uu la qaatay Ra’iisul Wasaaraha dalkaas Abiy Axmed. Kulanka ayaa labada dhinac waxa ay uga wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal, nabadgelyada gobolka iyo dardargelinta...
C/raxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka hadlay wararka sheegaya in maanta uu safar u yahay dalka Itoobiya Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo. CC Warsame ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu ka sii horreeyay ku simaha Taliyaha hey’adda NISA Fahad Yaasiin...
  Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxa uu aroornimadii hore ee saakay ku booqday Isbitaal Madiina dhaawacyadii kusoo waxyeeloobay weerarkii Khamiistii ee soo gaaray ilaa JImcihii ka dhacay Wadada Maka al-Mukaramah ee gestay dhimashada, dhaawaca iyo baaba’a hanti fara badan,...
  Maamulka degmada Wadajir iyo taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa Saldhiga demadaas waxa ay kusoo bandhigeen Saddex Rag ah oo la sheegay inay Al-Shabaab u qaabilsanaayeen dilalka qorsheysan ee laga fuliyo degmooyinka Dharkenley iyo Wadajir ee Magaalada Muqdisho. Ragaan lasoo qabtay oo...
Agaasimaha Madaxtooyada Galmudug Maxamed Cabdi Aadan oo Saxaafadda kula hadlayay Gaalkacyo ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in Ciidamada NISA iyo kuwa Danab ay weerar ku qaadaan Xaruntii hore ee Madaxtooyada Cadaado. Agaasimaha ayaa sheegay in aanan lagu soo wargelin...
  Wararka ayaa sheegaya in Madaxtooyadda Soomaaliya lagu weeraray tiro mashaariic ah oo aan la ogayn halka laga soo tuuray Warar hoose oo aan helnay ayaa sheegaya in dhamaan Hoobiyayaashi lasoo Tuuray ay ku dhaceen Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya. Ilaa hadda majiro cid...
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Gobolka Nugaal, ayaa xukun dil toogasho ah ku riday Shan ruux oo lagu eedeeyay Kufsi wadareed inay ka gaysteen Magaalada Gaalkacyo. Kiiskaan ayaanan aheyn kii Caa’isho Ilyaas Aadan, balse waa mid ka sii horeeyay oo raggaan...
Xildhibaan Cabdirsaaq Jindi, oo ka tirsan Xubnaha Golaha Shacabka, ayaa ku dhaliilay Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, iyo xukumaddiisa iney doonayaan in, sida uu hadalka u dhigay, ay been, booto iyo igu sawir ku maamulaan dalka, isaga oo taas...
Ra,iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo shacabka Soomaaliyeed kala hadlay Warbaahinta dowladda ayaa ka hadlay Qaraxyaddii iyo Weeraradii ka dhacay Magaalada Muqdisho kaasi oo galaaftay nolasha dad shacab ah. Kheyre waxaa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay qaadeyso...

Connect With Us

0FansLike
0FollowersFollow
0FollowersFollow
0FollowersFollow
2SubscribersSubscribe

Weather Update

Mogadishu,SO
overcast clouds
26.7 ° C
26.7 °
26.7 °
82%
4.2kmh
100%
Sat
32 °
Sun
32 °
Mon
32 °
Tue
31 °
Wed
31 °
Close